Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay Garsoorayaal tiro badan (Akhriso Magacyada)

Wareegto goordhaw kasoo baxday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa laguĀ  magacaabay Garsoorayaal cusub ay yeelanayaan maxkamadaha kala duwan ee Galmudug. Madaxweynaha Galmudug ayaa Wareegtada uu soo saaray ku magacaabay garsoorayaal ay yeelanayaan Maxkamada sare ee Galmudug, Maxkamadaha racfaanka Gobolada Galgaduud iyo Mudug iyo kuwa kale. Halkan ka Akhriso Wareegatada … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay Garsoorayaal tiro badan (Akhriso Magacyada)